RW Khayre oo kormeeray Wasaarada Maaliyada & Dekeda Muqdisho (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeer ku tegay xarunta wasaaradda maaliyada iyo dekadda Muqdisho.   Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa xarunta wasaasaradda maaliyadda kulan kula yeeshay wasiiru dawlaha wasaarada ahna ku-simaha wasiirka maaliyadda, Maxamuud Xayir Ibraahim, oo uga warbixiyay horumarradii ugu dambeeyay ee laga gaaray dakhli aruurinta iyo dardar-gelinta … Continue reading RW Khayre oo kormeeray Wasaarada Maaliyada & Dekeda Muqdisho (Daawo Sawirro)